Melania Trump oo booqasho ku joogta Magaalada Nairobi (Daawo Sawirro)

Marwada Koowaad ee Waddanka Mareykanka, Melania Trump, ayaa waxay xalay dalka Kenya ku soo gaartay booqashadii ay ku maraysay afarta dal ee Afrikaanka ah. Booqashadeeda Kenya ayaa la filayaa inay diiradda ku saari doonto arrimaha la xiriira dhaqanka iyo ilaalinta duurjoogta. Waxaa la xiray qeybta ka mid ah garoonka caalamiga ah ee Jomo Kenyatta markii … Continue reading Melania Trump oo booqasho ku joogta Magaalada Nairobi (Daawo Sawirro)